Shacab Careysan oo Muqdisho ku bur buriyay Guryo Jid Dhaxdiisa laga dhisay !! (Daawo Sawirro)

Degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir waxaa kusoo badanaya guryaha sida sharci darada ah loogu dhisanayo jidka dhaxdiisa, waxaana arintaasi walaac xoogan ka muujiyay shacabka Degan Degmadaasi. Shacabka Dharkeenley oo u adkeysan waayay dhibaatada ay ku qabaan dadka jidka dhaxdiisa guryaha ka dhisanaya ayaa qaaday tilaabo ku dayasho mudan, waxa ayna bur buriyeen dhulkana la simeen … Continue reading Shacab Careysan oo Muqdisho ku bur buriyay Guryo Jid Dhaxdiisa laga dhisay !! (Daawo Sawirro)